Humbaale
Waa program Af-Soomaali ah oo loogu tala galay inuu kuu fududeeyo
qaybaha kala duwan ee hawsha Xawilaadda.
Download Humbaale oo
tijaabi muddo 30 casho ah
Dukumentiga Isticmaalka Humbaale
waa qoraal faahfaahsan oo si tallaabo tallaabo ah kuugu sharxaya
sidaad u isticmaali lahayd program-ka xawilaadda ee Humbaale.
Download
Qiimaha
Humbaale waxaa loo qaybiyey laba nooc oo aad adigu
xor u tahay inaad kala doorato.
Shire &
Mahdi ayaa aasaasay
shirkadda Somali Software sameeyana program-yada ay shirkaddu soo
saarto. Shire & Mahdi aqoonta kumbiyuutarka isku meel ayay ka
barteen, isku meel ayayna hadda ka shaqeeyaan.
Sixitaan iyo horumarinta
program-yada ay shirkaddu soo saarto waxaad ka heli kartaa
halkaan. |
ISBAR-DOS(Free)
wuxuu ku barayaa programka MS-DOS oo aasaas u ah
fahamka program-yada loo yaqaan (OS) Operating Systems, sida Windows
95,98,2000 oo ayagu run ahaantii ku dhisan MS-DOS. Waa Free.
Su'aalo iyo Jawaabo Halkaan waxaad ka heli kartaa su'aalo iyo jawaabo ku saabsan program-yada Somali Software iyo guud ahaan aqoonta kumbiyuutarka, su'aalahaas oo ay...
Caawimaad (Support)
Waxay macaamiishanadu xaq noogu leeyihiin, diyaarna aan ula nahay
cawimaad iyo talosiin hagarla'aan ah.
Eray Bixin
Sameynta program-yada Af-Soomaaliga ah waxaan kala kulannay
dhib xagga luuqadda ah oo waxaa marar badan nagu adkaatay inaan erayada
qaarkood u helno magac ku habboon oo Af-Soomaali ah. |
Aqoonta Kumbiyuutarka
Hordhac
Casharka 1-aad: Waa Maxay Kumbiyuutar?
Casharka 2-aad: Personal Computers (PC)
Casharka 3-aad: Dhismaha Kumbiyuutarka (PC)
Casharka 4-aad: Motherboard ama Mainboard
Casharka 5-aad: Qaybaha Motherboard-ka 1
Casharka 6-aad: Qaybaha Motherboard-ka 2
Casharka 7-aad: Qaybaha Motherboard-ka 3
Casharka 8-aad: Qaybaha Motherboard-ka 4
Casharka 9-aad: Processor-ka
Casharka 10-aad: Noocyada Processor-ka 1
Casharka 11-aad: Noocyada Processor-ka 2
Casharka 12-aad: Noocyada Processor-ka 3
Casharka 13-aad: Memory-da
Casharka 14-aad: Hard Disk-ga
Casharka 15-aad: Dhismaha Hard Disk-ga
Casharka 16-aad: Xawaaraha Hard Disk-ga
Casharka 17-aad: Noocyada Hard Disk-ga
Casharka 18-aad: Floppy Disk Drive-ka
Casharka 19-aad: CD-ROM Drive-ka
Casharka 20-aad: Xawaaraha CD-ROM Drive-ka
Casharka 21-aad: CD Burner-ka
Casharka 22-aad: DVD Drive-ka
Buugga Martida
Buugaag Bilaash ah iyo
links
html.somalitalk.com waxaad ka helaysaa casharro HTML ah oo ku qoran af-soomaali
ComputerAssociates International,
Inc. Waxaad ka hellaysaa program Anti Virus ah oo lacag la'aan u ah
qofkii u isticmaalaya si private ah. Program-kaas oo layiraahdo
InoculateIT, waan tijaabinay waana fiican yahay ee ka
faa'iideyso.
JavaBooks & Tutorials,
FreeJava Book,
JavaTutorial (Sun),
JavaSoft.com,
CTutorial,
C++ Tutorial,
Perl,
CGIDeveloper's Guide,
CGIQuick Reference,
Redhat Linux
Ururka Isbahaysiga Somalida
Sweden |