Qaybaha Motherboard-ka (Way socotaa...)
Sidaan ku soo aragnay Casharka 5-aad iyo Casharka
6-aad waxaan Motherboard-ka u qaybinay
11 qeybood oo kala ah: 
Casharka 5-aad iyo Casharka 6-aad waxaan ku soo qaadannay qaybaha kala ah Processor Socket ama Slot, Chipset, BIOS iyo Battery. Casharkaan waxaan ku soo qaadanaynaa saddexda qaybood ee kala ah Memory SIMM/DIM sockets, Bus Slots iyo Processor Voltage Regulator .
Memory Sockets waa halka Memory-du ay kaga xiranto Motherboardka (fiiri sawirka nr 8). Sidaan ku soo aragnay Casharka 3-aad Memory-du waa halka si ku meelgaar ah loogu kaydiyo wixii akhbaar ah ee diyaarinteeda gacanta lagu hayo inta aan si rasmi ah loo kaydin. Wixii halkaas lagu kaydiyo waxaad heli kartaa inta uu kumbiyuutarku shidan yahay. Memory-da waxaa kale oo isticmaala hadba program-yada markaas shidan.
Memory-du waxay samays ahaan ka kooban tahay Chip-yo yar yar oo mad madow oo ku dul rakiban kaar yar oo loo yaqaan Memory Module. Memory Module-yadu waxay u kala baxaan laba nooc oo kala ah SIMM (Single Inline Memory Module) iyo DIM (Dual Inline Memory Module) waxayna muuqaal ahaan u eg yihiin sida kaaga muuqata sawirka hoose.
![]()
Memory-da iyo noocyadeeda cashar u gaar ah ayaan ku soo qaadan doonnaa hadduu rabbi idmo.
Sidaan hore u soo sheegnay Motherboard-ku wuxuu xiriiriyaa oo uu akhbaarta u kala gudbiyaa dhammaan qeybaha kale ee kumbiyuutarka. Akhbaarta uu Motherboard-ku u kala gudbiyo qaybaha kumbiyuutarku waxay martaa oo ay ku qulqushaa waddoonyin ku dhex dhisan Motherboard-ka. Waddoonyinkaas ay akhbaartu ku qulqusho ayaa waxaa loo yaqaannaa Buses. Xawaaraha ay akhbaartu ku soconayso wuxuu ku xiran yahay hadba Bus-ka (waddada) ay akhbaartu marayso. Waayo Bus kastaa wuxuu leeyahay xawaare u go'an oo aan la dhaafi karin.
Kumbiyuutarku wuxuu leeyahay dhawr Bus oo kala xawaare dheereeya. Qayb kasta oo kumbiyuutarka ka mid ah waxay ku xiriirsan tahay mid ka mid ah Buses-kaas. Qaar ka mid ah qaybaha kumbiyuutarka oo uu ka mid yahay Chipset-ku ayaa waxay u shaqeeyaan sidii buundo isku xirta Buses-ka kala duwan. Buses-ka ugu muhiimsan Motherboard-yada casriga ah waxaa ka mid ah:
Processor Bus-ku waa bus-ka ugu muhiimsan uguna dheereeya Buses-ka Motherboard-ka. Bus-kaani waa Bus-ka uu Processor-ku isticmaalo si uu akhbaar ugu gudbiyo ama uga soo qaato Memory-da ama Chipset-ka. Xawaaraha Processor Bus-ka Motherboard-yada casriga ahi waa 66 Mhz ama 100 Mhz. Taasi waxay keenaysaa in xataa haddii uu xaawaaraha Processor-ku yahay dhawr boqol oo Mhz uu Processor-ku ku khasban yahay inuu xawaarihiisa ka dhigo mid la mid ah xaawaaraha Processor Bus-ka kumbiyuutarka si uu waddadaas akhbaar ugu diro ama uga soo qaato. Processor-ku waa maskaxda Kumbiyuutarka ee kala socodsiisa hawlaha uu kumbiyuutarku qabto, casharradeena dambe ayaanan si faahfaahsan uga hadli doonnaa noocyada iyo wax qabadka Porcessor-ka.
AGP (Accelerated Graphics Port) waa Bus dheereeya oo uu xawarihiisu yahay 66 Mhz wuxuuna gaar u yahay oo isticmaala kaarka loo yaqaan Graphic Card ama Video Card oo ah kaarka ka shaqaysiiya Monitor-ka (Muraaydda) kumbiyuutarka. Bus-kaani wuxuu ku xiriirsan yahay Chipset-ka wuxuuna leeyahay Slot loo yaqaan AGP Slot oo ah halka uu Graphic Card-ku ka galo AGP Bus-ka. Monitor-ka iyo Graphic Card-kaba waxaan si faafaahsan uga hadli doonnaa casharradeenna dambe.
PCI (Peripheral Component Interconnect) waa Bus uu xawaarihiisu yahay 33 Mhz waxaana laga helaa dhammaan kumbiyuutarrada uu processor-koodu yahay 486 iyo wixii ka dambeeyay. Bus-kaan waxaa maamula oo koontroola qeyb ka mid ah Chipset-ka. PCI Bus-ku wuxuu sida caadiga ah leeyahay afar Slot oo ay kaararka kumbiyuutarku galaan. Slot-yadaasi waxay u muuqdaan sida kaaga muuqata sawirka kore nambarka 3. Kaararka Slot-yadaas gala waxaa ka mid ah Network Cards, SCSI Cards iyo qaar ka mid ah Graphic Cards.
ISA (Industry Standard Architecture) xawaarihiisu waa 8Mhz waana Bus-ka ugu gaabiya Buses-ka Motherboard-ka, waxaana isticmaala kaararka ama qaybaha duqa ah ee aan xammili karin xawaaraha Buses-ka kale. Labada shirkadood ee kala ah Intel iyo Microsoft ayaa waxay in badan isku dayeen in ay suuqa Kumbiyuutarrada ku cadaadiyaan in ISA Bus-ka laga takhaluso oo kaararka iyo qaybaha kale ee isticmaala Bus-kaan loo wareejiyo Buses-ka kale laakiin arrintaasi uma suurtoobin. ISA Bus-ka waxaa maamula oo koontaroola qayb ka mid ah Chipset-ka qaybtaas ayaana ISA Bus-ka ku xiriirisa PCI Bus-ka oo aad uga dheereeya. Motherboard-yada casriga aha waxay leeyihiin 3 ilaa 4 ISA Slots oo ah halka ay kaararku ka galaan ISA Bus-ka. ISA Slots-ku waxay u muuqdaan sida kaaga muuqata sawirka kore nambarka 2. Kaararka isticmaala ISA Bus-ka waxaa ka mid ah Modem-yada internal-ka ah iyo Sound Cards.
Chipset-ka ayaa koontaroola isticmaalka Buses-ka Motherboard-ka. Chipset-ku wuxuu qaybaha kale ee kumbiyuutarka ugu taagan yahay sidii nalalka waddooyinka baabuurta kala haga, oo wuxuu marba qayb u fasaxaa inay akhbaarteeda ku dirto Bus-ka ay codsato isagoo qaybaha kalena ka xayiraaya inay isla waddadaas wax ku diraan. Qayb walbaa waxay sugaysaa kalkeeda oo marka uu Chipset-ku u oggolaado ayay akhbaarteeda ku diraysaa Bus-ka loo fasaxay.
Processor-ku wuxuu korontada ka qaataa Motherboard-ka. Laakiin Processor-ku ma xammili karo quwadda korontada ka timaadda Motherboard-ka. Sidaa darteed waxaa loo baahday qayb processor-ka korontada ka yaraysa oo u gudbisa inta uu xammili karo. Qaybtaas ayaa la yiraahdaa Processor Voltage Regulator. Qaybtaani waxay waayihii hore ku dhex dhisnaan jirtay Motherboard-ka laakiin wakhtiyadaan dambe waxaa soo baxay waxa loo yaqaan VRM (Voltage Regulator Module) oo ah qayb Motherboard-ka ka madax bannaan oo markii la doono laga bixin karo oo la beddeli karo. VRM waxaa loo baahday markii ay Intel billawday inay soo saarto Processor-ro uu noocoodu yahay Pentium oo xaddiga korontada ee ay qaadtaan uu kala duwan yahay. VRM wuxuu keenay in Motherboard-ka loogu tala galay Pentium uu qaato procrssor-ro ay kala duwan tahay awoodooda korontada ay qaataan. Si Motherboard loogu isticmaalo Processor ka mid ah Processor-rada noocaas ah waxaa Motherboard-ka lagu rakibayaa VRM loogu tala galay Processor-kaas. Motherboard-yada casriga ah ee ugu dambeeyay waxay leeyihiin Socket loogu tala galay in VRM la galiyo ama waxay leehiin VMR ku dhex dhisan Motherboard-ka kaasoo awoodda korontada ee uu Processor-ka u gudbiyo la bed beddeli karo.
Casharkaanna halkaas ayaan ku joojinaynaa. Casharka xiga waxaan ku soo qaadan doonnaa qaybaha ka haray Motherboard-ka.
Copyright © 2000 Somali Software. All rights reserved. www.somalisoftware.com
Casharkii Hore | SomaliSoftware.com | Casharka Xiga
| Magaca | Fikradda Akhristaha |
|---|---|
| 2010.02.21 afgooye Somalia | waxaad qabatan hadaad abaal karabtaan dadka waaad qasaarteen hadaadse allaah dartii shaqadaan uqabaneysaan niyadiina wanaajiya allahna ajir badan heydinka siiyo aamiin |
| 2010.01.12 qaboojiye Saudi Arabia | waxaan ahay wiil guur doona hayla soo xiriirowaad mahad san tihiin |
| 2010.01.12 Abdiraxman United States | Masha'Allah |
| 2009.12.24 sureer(sooshiyaal) Somalia | asc marka hore wlh baramijkan aad ayaan u ga faa'ideystay waana idinku soo dhaweynaya dadka an shax xumada meeshan ku sheegaya hanaga daa yaan meeshaan waa wax barasho sidaa ayan o geysiinayaa waxaan idin leyahay. thank you many times |
| 2009.12.19 Abdalla Maadey Hassan Yarow Saudi Arabia | Walaaliyaal Aad Iyo Wiliba Aad Ayaad Ugumahadssantihiin Wanaa Shaqo Sharaf Leh Runtii Waxaana Qabanayaa Dad Sharaf Leh Een Waxaan Idinleeyahay Hakacaajisina Soomaalidana Waxaan Alah Ubaryaaya Oo Aan Anigu Kamid Ahay Baraare Barwaaqo Iyo Bashbash Iyo Waliba Nabadgalyo Waartaa Iyo Barashowanaagssan Hadaba Somaaliyey Idwaliba Daneeyneysa Barashadeyda Waxaan Leeyahay Gacmo Furan Ee Igulasoxiriira Canwaankeyga Oo Ah abdalla.maadey@gmail.com |
| 2009.12.03 cabdulaahi macalin barre smatar Somalia | walaal waad kumahadsantihiin aad ayaan oga faa iidnay webkan walaalayaal waxaan idika codsaneenaa inaad haba casriga soobaxaya computerda aad soo saartaa |
| 2009.11.21 c/raxiim South Africa | walaalayaal waad nahad san tihiin marka koowaad tan labaad waxaa kaloo idiinku mahad celinayaa faa idada aad u weeyn oo naga aad noofaa ideey seeyn ilaah ha idiin abaal gudo ok |
| 2009.10.16 jerry make Sweden | Good all day somali i want womman somali send me all somali womman SMS My email add shiinea8@gmail.com welcome all somali womman nice to see you all womman somali bye |
| 2009.10.14 alikhasim Saudi Arabia | aad ayaad umahadsantihiin walaa layahaal waxaana idikugu hambalyeynayaa sidi idinkoo ilmo ceelku dhacaayo oo aad kasoo qabateen jisadiida iaah ha idisiiyo midakale hala yaabina qof waliba fikir kiiso\a ayuu dhiibta midka naagta iska dhigayo ee sheeganaayo talyaaniga ilah haku soo hanuunsho |
| 2009.09.29 nadiya Italy | waxan raba nin igursada |
| 2009.09.27 ali husein ali Somalia | waxaa rabaa in aad iisoobandhigtaan sexces ama wasmo oo muuqaal leh sida uga dhaqsiyaha badan waadna kumahadsantihiin barnaamijkaan aa noo soo bandhigteen w/s/w/ |
| 2009.09.26 hanad Austria | <html> <body bgcolor=";black";> testing something waxbaan tijaabinyaa xumaan ugama jeedo </body> </html> |
| 2009.09.26 hanad Austria | <html> <body bgcolor=";black";></body> </html> |
| 2009.09.25 salim Kenya | thanks alot |
| 2009.08.15 abdalla maadey Saudi Arabia | aad iyo wiliba aa ayaad ugumahadsantihiin |
| 2009.07.25 abdirazak yassin Argentina | waad mahadsantihiin sida aad u daadahinaysaan casharada waxaan leeyahay good job guys keep going don't ever get tired the job you have for your own people thanks ones again. |
| 2009.07.25 cabdiraxiin maxamad Sudan | marka hore waad salaamantihiin walaalayaal dadaalka aad noo dasheen ilaahey hadinka abaal mariyo ha ubixa wixii xumaan ah ey dadka idiin soo qoreen noona sii wada casharka wsc |
| 2009.07.09 a/h/a United States | waxba kama jiraan waxaan |
| 2009.07.03 Adenn Kenya | walalowanymay ma sistas/brothers muslims surely you tried but it could be nys if it be used proper,without ultring like sexual or any other bad habit.4 that i wish all ma som people good moment and somalia peace |
| 2009.07.03 Adenn Kenya | walalowanymay ma sistas/brothers muslims surely you tried but it could be nys if it be used proper,without ultring like sexual or any other bad habit.4 that i wish all ma som people goog moment and somalia peace |
| 2009.06.25 jaamac mohamed saleban Pakistan | waad ku mahadsan tihiin sida wanaagsan ee aad noogu fududayseen barashada computer ka thanks alot .....................................jam_qambi@hotmail.com |
| 2009.06.21 wasa Saudi Arabia | waxaan doonayaa wasmo xun |
| 2009.05.29 sacad Australia | walaal layaal aadbaad umaadsantihiin dhamaan dadaka soomaaliyeed eejooga daafaha dunida ee akhristaa way idiin mahadnaqayaan |
| 2009.05.27 zakariya ahmed Switzerland | aad ayan ugu mahad celinaya dhamaan walaha soo ikhtracay mahadsanid waxad kudartan java |
| 2009.05.10 suhayb Somalia | waad salamantihin salaankadib wax waxaad qabteen shacbka somaliyed ubahanyihiin waxaa fican lakin inaad kuso kornisaan C JAVA IYO programo badan wana salamantihiin wayo waxaa hada labarto waa programyo |
| 2009.05.10 Cabdi cali United States | Waxa la yidhi cadcadgalay caano ka macaan |
| 2009.05.02 ibrahim c/laahi Somalia | asc walaal waxaan jooga somaliland, aad baan ugu mahadnaqayaa bahada websitekan , iyo dadaalka ay geliyeen. waxaan odhan lahaa hadaalina . |
| 2009.04.29 axmedjaamac Somalia | waxaan doonayaa in aan barto software ka anigoo xooga ka dhigtay waxaan rabaa in aqoon kororsi aan ka barta bartan idin lana soo xidhiidho ciwaankay guna waa axmedjaamac757@hotmail.com waxaan joogaa dalka somalia dalkan waxaa wax barashadiis baa bi iyay dhibaatooyinka ka taagan sidaa awgeed waxaan doonayaa in la iga caawiyo dhanaca wax barshada coputerka oo aan xiiseeyo . sidaa iyo nasiib fiican. |
| 2009.04.26 Hassan Ali Somalia | waan ku faraxsanahay in lagu soo gordhiyo wax barashada qeybaha internetka maxaa yeelay dhalinta maanta joogta ma haystaan wax barasho ok dhamaantiina waan idin salaamayaa |
| 2009.04.23 saynab Afghanistan | asc /wb waxan halkan ku salamaya akhyarta somaliyed in u illaah soo hanoniyo ban u rajeeynayaaaa e rayada xuun ha la iska dhafo walaalayal waxan salamaya walal yashayda muslinka ah oo dhan mel walba ay jooganbaaaaa waxan edin rajeynaya khayr iyo ciibado suuban iyo cimri dheer |
| 2009.04.22 xakimo Anguilla | wwwwwwwwwwww xalkan waxan ku salamay akhyarta somaliye waxan u rajeynaya khayr badan |
| 2009.04.22 saynab Afghanistan | walalwaxan samaya saxibka oomar hore igu danbaysay waxan illaah kabarya in an is helno oo uwad khayr qaba an helno kuwo dadka iyo dalkaba dafaca |
| 2009.04.17 abaas ahamad Somalia | fikirkay ga hadaan ka hadlo aad iyo aad ayaan ugu farxasanhay maxaa yeelay waxaad ardayda somaaliyed eebaroto coputerka usahlaysaan inay kubartaan loqadooda somaliga ah marka waan idiinka mahadcelinayaa 100%waad na mahadsantihiin waxaan kaloo rajaynaayaa inad kuwakalane ku soo siyaadisaan si ay uga faa idaystaan dada waxbarta ee umada somliyeed sida dhaqaalaha mamulka iyo barashada luqadahaha wasalaama calaykum |
| 2009.04.01 Dhurwaa Dhabe Bhutan | HOOYADA GARO |
| 2009.04.01 C/risaaq Ali Naaji Somalia | MAXAY cpu u qabataa computerka |
| 2009.03.29 abdiraxmaan Canada | walaaldayda sida weyn isugu hawlay in ay shacbigooda si hagarla'aan ah ugu soo gudbiyaan luqadooda hooyo barashada cilmiga kumbuyuutarka,waxaan leeyahay waad mahadsantihiin dadaalkana halkaa kasii wada ilaahaybaa idinka abaal marin doona daacada aad tihiin. |
| 2009.03.23 faisa Azerbaijan | oooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooh kartamish waan kahelay waxan ahy gabar somaliyed oo kacsi diley maka zhukristam dhamaantiin |
| 2009.02.24 abdalla maadey Saudi Arabia | aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin |
| 2009.02.13 daahir aminni Netherlands | dhamaan waad salaaman tihiin wiilal iyo gabdhaba by |
| 2009.02.02 yuusuf Somalia | waxa jecelahay wasmada inaan wax waso ama daawado |
| 2009.01.17 naasir Yemen Republic | aad ayaad umahansan tihiin dadka wata ranaamijka google somalia waxaan idinka codsanayaa inaad sii baxisiin |
| 2009.01.14 mohamed meiag Djibouti | walaalayaal maxaad sameeyaa haddii u kulu laado oo ay xumaado muraawada prosisarka sideen uqaboonjinkaraa markaan shido inyar kadib wuu kulaanayaa maxaan samynkaraa walaalayaa waad na mahadsantihiin walaayaal |
| 2009.01.11 Prof : Hussein A . Osman Yemen Republic | Marke hore S/C , dhamaan aqristayaasha boggaan , Kadib waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa dadkii soo qoray si ay umada somaliyeed ugu faa'ideeyaan , Horta aniga waxaan ahay Chef engineer oo ah qaybta technology , waxaan ku diiri galinayaa dhamaan dadka xiseenayaa wax barashada cilmiga computerka in ay illa soo xiriiraan oo su'aalaha ay u baahan yihiin i waydiiyaan si markaas aan ugu faa'ideeyo , E- mail waa Prf.Hussein@hotmail.com Gacmo furan ayaan ku soo dhaweenayaa dadka illa soo xiriira dhamaan Thanks Prof : Hussein A. Osman |
| 2009.01.05 luky cumar cali Saudi Arabia | walalo waxan ka codsanaya in ad noo siiwadan wax wayna wan ka kororsanay ialay ayaa idinka abaal marin |
| 2008.12.18 cirboole Slovenia | Aad ayaan u soo dhawaynayaa csharada halkaaan kabaxa ,intaa kadib waxaa ila roon in la cosboo neesiiyo si hormar looga gaaro casharada,waad mahad santihiin. ________ cbc |
| 2008.11.06 abuabdulrahman20@hotmail.com Saudi Arabia | walaalayaal ilaah ha laga baqo oo waqti dhumiska ha la iska dayo maanta waxaan la idin ka rabaa in aad diinta alle aad barataan |
| 2008.11.01 Lowdhako Ireland | Asalaamu caleykum wr wb. salaanta islamka ka dib walaalaha sameeyey website kan aad iyo aad baan uga helanay ugana faa ii deysanay allaah ha idinka abaal mariyo waxtarkaa aad noo soo bandhigteen casharada tirada badan ee qiimaha leh jazaka allaahu kheyran . halkaas ka sii wada. su'ashaydu waxaa aytahay adinko igarali ahanaya walaalayal maxaad ugu sodriwaysen casharada JAVA iyo CISCO oo ad sidaso kale uso tafatirteen? waad kumahad santihiin dhamaan sida aad isugu howsheen casharkaas iyo dhamaan kuwa kale oo aad sowadanba |
| 2008.10.29 yusuf Saudi Arabia | asc aad ayaad u mahadsantihiin waxaan codsanaynaa inaad inoo soo diyaarisaan barnaajyo bilow ah oo ay dadka cusub ay ka faaidaysankaraan. |
| 2008.09.23 xasan cilmi guure Belgium | dhamaan waan idin salaamayaa waadna kumahad santihiin taagerada aad ufidiseen dhalinta somlaiyeed meel kasta ay joogaan Email guure34@hotmail.com |
| 2008.09.22 TAJUDIN OSMAN Ethiopia | Haalaan galatooma janna ani maqaan khiyyaa tajudin osman naan ja'an magaalaa dire dhawaaraa jabaadha isiniin janaann jajjabaadha |
| 2008.09.17 abdirahman mohamed abdullah India | asalaamu calaykum waraxmatulaahi wa barakaatuh,waad waxaan idin leenahay walaalayaal waad mahadsantihiin haw fiicana waad qabateen ilahayna ha idinka abaal mariyo thanks |
| 2008.07.31 sulayman United Arab Emirates | walaal aad baa ugu mahadsantihiin duruusta aad bixiseen abaal markeedana eebe ha idin siiye waxaanan kula talin lahaa dadka casharkan laxidhiidha in ay sifiican uga faa idaystaan fursadaa qaaliga ah waad hahadsan tihiin dhamaan |
| 2008.07.23 hiraabe yare Somalia | waxaan idiin kugu han balyeeynaa waqtiga aad sii seen kur uqaadista farta somaaliga waxaana tihiin wadaniyiin ee allaha idile garab galo walaalayaal |
| 2008.07.01 faarax Denmark | Asalaamu caleykum waraxmtulaahi wabarakaatuhu. waad mahadsantihiin dhamaantiin. WABILAAHI TOWFIQ |
| 2008.06.13 c/qaadir c/laahi maxamed Taiwan | waxaaan u malaynayaaa in loo baahnaa hawshaan maxaa yeelay waxaan u qabnay baahi aad u fara badan gaar ahaan qurbo joogtayada kukala luntay daafaha dunida haddaba waxaan leeyahay hambalyo hambalyo dhammaantiin waana idin taageeri doonaa karaan kay inshaa allah |
| 2008.06.12 maxamed c/laahi yuusuf Somalia | ugu horrayn waxaan salaamayaa dhamaaan akhyaarata isku xilqaamtay inay noosoo gudbiyaan barnaamijkaan qaaliaga ah haddaba waxaan jeclaan lahaa inaad sii laba jibaadhaan maxaa yeelay waxaan u malaynayaa in aad maalin mireheeda guran doontaan haddaba waxaan jeclaan lahaa in lagu daro qayb u gaara shuruucda bartaha barnaamijkaan qaaliga ah iyo tilaabooyinka laga rabo ianuu raaco oo faah faahsan waana mahadsantihiin waa mcyuusuf05@ garoe somalia |
| 2008.06.02 magac laay Djibouti | magaclaay |
| 2008.06.02 s\asmaa daahir sheekh Malaysia | walaal aad baa u mahadsantihiin maa daama aad dhalin yaradda soomaliyeed aad wax weeyn u qabateen waana ku mahadsantihiin thanks all people |
| 2008.05.05 jaylaani muuse Somalia | salan ka dib waxad wadan arin fiican oo na anfacday all somali gala web kan ok waxan leyahay dadka ksuoo qoraya edebdarada meshan xishooda oo wax iskufala ilaahna kabaqa byy |
| 2008.04.17 liibaanyaraani Somalia | waaxaan rabaa wasmo socota waqtigalajoogo0 |
| 2007.12.02 abdinajaad United States | thank you so much this is my time i saw somalisoftware describe brother and sister thank you very much. i teach some somali guys who need translate and i show their langauge i mean somalisoftware,, |
| 2007.11.30 khadar United States | anigo ah khadar from seattle waxaan ahay arday jamicadeed waxaanan rabaa in aan noqodoo hacker waxaan doonayaa in aan ogaado sida ugu fudu ee loo noqon doonayoo anigu ma dhigto computerkaa laakiin dhakhtar nimadaan bartaa sidaa awgeed in aan computerkaa wax ka barto ayaan jecelahay walibaa hacker ama craker |
| 2007.10.20 shaafici Somalia | Iwas lean computer analays so iwant to get more practise whith that t be exprience |
| 2007.06.24 saynab xasan xirsi Somalia | waxaan aadiyo aad uga helay sida hufan ee aadu soo diyaarseen anagooka fa,iidnay aqoonaad ubadan aniga fikirkaywaad kumahad santihiin. |
| 2007.03.27 maxamedxasan cabdimadoobe Somalia | wmarka hore waxaan uhad celinayaa ilaahay ee noo naxarista taguud iyo gaar ahaaned waxan hambaiyo udirayaa somalida meelksta ay joogto ee kudadaalaysainay computerka |
| 2007.01.29 xasan cabdilahi jamac Somalia | mahda sanidin |
| 2007.01.26 uik Austria | ghb |
| 2006.12.14 xasan cabdilahi jamac Somalia | halkan waaxan ka salamayaa dhamaan hawlwadeenada webka somalisoftware waxa kale oo an si gara salamaya asasaha webka Mohamed Farah oo ku magac dheer Mahdi mahad sanid mahdi waxaad tahay mahdi by raati44@hotmail.com |
| 2006.12.05 xajjo Australia | Salaan sare dhamaantiin waan idin salamay dhamaantiin walaalayaal salaan ka dib waaad maahdsan tihiin walalayaal sidan aad igu soo ban dhigteen Dadkeena somaliyeed aqoontan computer oo ah mid loo baahan yahay maanta waayo aduunku maalinba maalinta ka danbaysa ayuu xadaarad gaadhayaa walaalayaal , mida kale waxaan idin odhan lahaa sii wada ha joojina ee ka sii wada halkaa aad wadaan , ilahay khayr ha idinka sii yo somali jecel nimada idin haysa Alaikum salam |
| 2006.12.05 ADem Belgium | Sorry . walal halkan maaha noocas oo kale We sorry KNowledge is power |
| 2006.10.04 Hacker Somalia | OOW WAA LA IDIN SALAAMAY RAGGAN QAALIGA AH BACDI SALAAN SXB YAAL WAXAAD TIHIIN RAG WACAN U FAA IIDEEYA WALAALIHIINA SOMALIDA RAG AYAAD TIHIIN WALEE LABADIINAAS NIN AYAA ISKU DHAAMA SOMALI BADANE BY SIRAAJ PASSWORD FINDER AND JAVA SCRIPT HACKING COOKIE MAKER E;MAIL, cybersiraj@hotmail.com |
| 2006.09.07 Abdirizaik abdullahi osman Somalia | salaanta islamka ayaan idinku salaamay salaan aad u qiima badan ka dib. waxaan aad idinkugu mahad celinayaa hawsha wanaagsan ee aad noo qabateen Allah aduun iyo aakhiro ha idinku anfaco. email address:marshaal2004@hotmail.com phone:002525748242. C/O:boosasso somalia |
| 2006.08.29 idiris mahamed xussen jaahwayn Somalia | marka hore waxan idinku salaamya salaanta muslimka taugu qiimo iyo qaayaba badan oo ah asalaamu calaykum waraxma tulaahi wabara kaat ka dib hadaan ka hadlo rayigayga marka hore waxaan hanbalyo u dirayaa wax garadka somaliyeed iyo raga soo diyaar gareeyay madadan ah computerka oo ah runtii ta lagu kal socdo qarnigan markaa dadaalka halkaa ha laga sii wado insha allah |
| 2006.07.25 cabdiqaadir Somalia | waan ku farax sanahay shaqada aad qabatee |
| 2006.07.16 iid xuseen xasan Somalia | waxaan doonayaa i aad iiga soo jawaabtaan idinka oo raali iga ah marka aan doonayo in aan barto wodka buugaag aan ka barto meel laga helayo oo aan kala socdo mahadsanidin |
| 2006.04.30 nuur United Kingdom | A,C,W,W,WALAALAYAAL AAD IYO AAD AYAA U MAHADSAN TIHIIN INTAAS KA BACDI WAXAAAN FILAYAA IN SOOMAAALI AY KU JIRAN DAD FIICAN IYO DAD AAN FIICANAYN ,SIDAA HA LOO OGAADO HANA LA XOOJIYO SOOMAALI NIMADA OO HADAA ISKA HORIMAATAAN MEEL WALBA OO JOOGTAAN HA LAYSKU SALAAMO SALAANTA MUSLIMKA AH YAANA LAUS IKIRIN DAD BADAN OO SOOMAALI AH ISLAMA HADLAAN HADII AY WADADA ISKU ARKAAN HABA U BADNAADEEN KUWA JOOGA YURUB IYO AMERIKA.WAXAAN NAHAY UMADA KALIYA AAN ISLA HADLIN HADII AY WADADA ISKU ARKAAN.W.W.W. |
| 2006.03.22 maxamuud jaamac sahal(qays) Somalia | walaal waan isin salaamayaa aniga oo ku nool magaalada laascaanood magacay guna aan idiin soo sheegay walaalw aad ku mahad san tihiin figradihiina ama aqoonta aad walaaladiina soo maaliyeed ku siiseen iyada oo bilaasha taasina ay idinka tahay wadaninimo walaal yaal ilaahay waxaan idiin ka baryayaa inaad sii jirtaan isku daba ridayaasha casharadan oo dhan mahad sanidin aad iyo aad dhalinyarada soomaaliyeed waxaan ku guubaabinayaa in ay ka faa idaystaan si aad iyo aad ah waayo waxa ku dhibaatooday walaaladood waxani wax bilaash ah ooo meel cidlaayaala maaha waa aqoon ka faaiidayso fadlan si aad u anfacdo dalkaaga |
| 2006.03.12 xasan cilmi guure Somalia | WWW.wanaag aad nosamayseen run ahaatiihalakn lagama soo koobikaro ilaahbaa idinkaa abaal marinaya laakiin waqtibadan ayaa loobaahanyahay waxaana ookale sida lguqorayo (WEBSITE-kaan) diinta ilaahay iyo waqtiga salaada ogaada yeysan idin mashquulin aduunyo ilay yurub walagu gaalooba lacag iyo aduun balaga fikiraa walaala yaal waad mahad santihiin diintana hadayicinina iantaad aduun kafikiraysaan Wacalykuma salaan waraaxmatulaahi wabarakaatuhu (guure34@hotmail.com) |
| 2006.03.12 xasan cilmi guure Somalia | WWW.wanaag aad nosamayseen run ahaatiihalakn lagama soo koobikaro ilaahbaa idinkaa abaal marinaya laakiin waqtibadan ayaa loobaahanyahay waxaana ookale sida lguqorayo (WEBSITE-kaan) diinta ilaahay iyo waqtiga salaada ogaada yeysan idin mashquulin aduunyo ilay yurub walagu gaalooba lacag iyo aduun balaga fikiraa walaala yaal waad mahad santihiin diintana hadayicinina iantaad aduun kafikiraysaan Wacalykuma salaan waraaxmatulaahi wabarakaatuhu (guure34@hotmail.com) |
| 2006.03.12 axmed yaasiin Australia | www,walaalayaal anigooha axmed yaasinn waxaan joogaa wadanka Austria halakn waxaan salaan iyo farxad leh ugu dirayaa saaxiib tayda qaaliga ha yaas miin saalax aan jeclhay waxaadna noogu soo docaysaan inaan kuwada kulanao caafimaaf iyolol raaxo leh ayadan waxaankacid sanyaaiany ilasoo xiriito ninki yaqaan fariiintaa ugudbi gabadhaa waxay joogtaa bosaso imalkeedana hala ii sheego salaan kaloo qaali ha hlaagn waxaan ka salaamayaa saaxiibada leh somali.software waadkmaah san tihiin dadaalka aad noo qabateen than all of you by( qanyare_155@hotmail.com) by |
| 2006.03.06 ibrahim xirsi madar Finland | aniga oo ah arday dhameeyay koomputerka hadana waxaan idiku mahadnaqayaa in aad i xasuusiseen waxyaalo badan oo aan ilaaway sidoo kale dhinaca eray bixinta aaad iyo aaaad ayaan idinka mahadnaqayaa taasoo intii karaankiina ahaayd aad isku daydeen inaad sameeysaan eray bixin soomali ah , dhamaantii waad mahadsantii bahda. |
| 2006.02.13 maxamed Somalia | hargeisa somaliland magacaygu waa Maxamed C/raxmaan Maxamed walal waad mahadsantihiin marka hore sida wanaagsan ee aad ugu hagarbaxaysaan walaalihiina soomaaliyeed iyo somaliland waa laba dal oo walaala ah sidaas ula soco |
| 2006.02.03 cabdicawl Benin | walaal aadbaan idiin salamayaa dhamaan dad waynaha soo maliyeed meelkasta oo ayjoogaan E-mail cabdicawl_09 |
| 2006.01.19 koombe xasan xaaji yuusuf United Kingdom | waxaan salaamayaa. dhamaan cidii soo diyaarisay casharkan. waad ku mahad san tihiin |
| 2006.01.19 koombe xasan xaaji yuusuf United Kingdom | waxaan u mahad celinayaa. dhamaan cida casharkan soo diyaa ri say waa ku mahadsantihiin |
| 2005.11.19 cali axmed cali Somalia | stupidiin ayaad tihiin |
| 2005.11.19 max,ed c/raxmaan xuseen Somalia | aad ayaad ugu mahadsantihiin sida sharafta leh ee aad u diyaariseen wax lacag badan ku bixi lahaydna aad u baajiseen soomaalida. |
| 2005.08.26 amadeeya Denmark | walaalyaaal aad baad ugu mahadsantihiin sida fudud ee aad u soo gudbiseen casharda ,, walaaal waxaan idinka codsanyaa in aad kusoo dartaan qeyb walba oo aad sharexysaan inta ay koronto qaadato una kala bixiya high voltage oo ah 110-220 iyo waxii ka baden iyo low voltage oo ah 24-12-9-5 iyo waxii ka yer walaalyaal aad baan uga faaiideeystey ilaah hadinka ajrsiiyo mahadsanidiin dalmar36@hotmail.com |
| 2005.05.17 Suleyman & cabdilaahi Djibouti | Aad iyo aad baan idiinku bogaadinaynaa dadaalkaa weyn ee umadda afka soomaaaliga ku hadasha aad u fasheen Ilaahayna ha inaga abaal mariyo |
| 2005.05.17 cabdi nuur maxamed carab Somalia | aad iyo aad ayaad umahadsan tihiin |
| 2005.03.10 sanbuus Sudan | walaalayaa |
| 2005.02.22 yaxye cisman xers Somalia | waxaan doonyey oo aan waayey com1 com2 com3 com4 iyo sharaxadood iyo dhamaan waxay qabtaan iyo kala duwanaashahooda waad mahad san tihiin ciwaan kayguna waa yahie55@hotmail.com |
| 2005.01.10 maxamed Australia | waad ku mahadsantihiin fassrka aad u samayseen dawanaha soomaliada run ahaan tiina waa arrin lagu farxo marka la arko ticnolagy yadii oo ku fasiran afka somaliag |
| 2005.01.02 dek K. Hassan United States | a/c/w/w/ walaalayaal, adinko mahadsan, waxaan talo ahaan idinku soo jeedinayaa si cashirada looga faaideysto in aad cashir walaba marka uu dhamaado u sameysaan su'aalo cashirka ku saabsan oo qofkii akhristaaba uu ka jawaabo iyo jawaabahoodii oo uu jawaabtiisa ka dib isku saxo dekhassan@yahoo.com nabadey |
| 2004.12.08 jacda cabdi Ethiopia | aad iyo aad ayaaad u mahadsantihiin bisababi sooo gudbintad soo gudbiseen faa`iidadan |
| 2004.11.27 Mohammed Ali daqarre India | ascwrwb walaal waan din salaamay salaan ka bacdi walaalayaal runtii waxaan ad uladhacay hoosha qiimaha badan ood uqabateen ardayda somaliyeed si ay uga faa idaystaan casharada kumiyutarada oo aad suurto gal uga dhigteen inay afkooda hooyo ku aqristaan IT waad mahadasantihiin wasalaamucaykum ww |
| 2004.11.23 abdi fatah mohamuod Omar(Aseyr*yare) my adress fmc198@hotmail.co Somalia | Asallaamu calaykum waraxmatullaahi wabarakatuh bacda salaam. waad mahad santihiin dhaman akhyarta noo soo bandhugtay inan ka barano barnamij kasta oo ku saabsan Computerka websitekan,tasna waa hawl qali ah oo ad noo qabateen waxaana idiin leeyhay sidaas iyo si kasi wanagsanba ugu sii dhira galiyay waxana gaar ahaan idiinka cod sanayaa inaad hadi ay noqonayso ad iigu soo gudbisaan barnamijka NetWorking wabilaahi tawfiikh |
| 2004.09.27 Ahmed Mohamed Girre Kenya | Walaallayaal ayaan idiinku mahad celiyo darkan macaan ee aad ugu talo gasheen in uu ka hirqado qof kasta oo soomaaliya oo danaynaya inuu caawimo ka helo computer engineering amaba A ka. Runtii waxaa wax aan la dhacay ah qaabka hufan ee aad u soo bandhigteen barnaaminkan anoo hadda ku dhex jira fieldka A ka. Waxaanse idinka codsan lahaa inaad furtaan program kale oo isagu sidan oo kale ardayga ama akhristaha uga caawinay N (computer networking)ka. Aad ayaad u mahadsantihiin. |
| 2004.09.22 gurxan Somalia | walaalayaal aad iyo aad baad umahadsantihiin saad udiyaariseen qoraalkan sharaftaleh walaalayaal oo isugujira cilmiga farabadan waan inaad dadaashaan eng naarow aaad mahadsantiihiin |
| 2004.08.10 cumar dayib Somalia | walal yaal waxaan marka hore aadan idinleyahay ilaah ha idka ajar siiyo wax qabka aad bulshada aduunka ku dhaqan aad uqabatiin gaar ahaan dadka soomalida ah oo iyagu runti baahi wayn uqaba barnaamincaynkaanookale ah good by and keep on |
| 2004.07.26 axmed faeaha Canada | ok |
| 2004.05.26 cabdi qani Somalia | waxaan aad ugu faraxsanahay dhallinyaradiina keentay fikirkan, runtii intii aan anigu akhriyayey casharadan wax weyn ayaa iikordhay waxaanan idin odhon lahaa dadaalka sii kordhiya ilaahayna hadinku garab galo. wabilaahi tawfiiq. |
| 2004.04.17 Abdulkadir Hagi Abdirahman Libya | Asalaamu calaykum Walaalayaal waad ku mahadsantihiin , sida aad isugu soo dubarideen aqoon korodhsigan, kaas oon filayo in uu waxwayn u tarayo ,umadda soomaaliyeed inta danaynaysa in ay barato technolojiyada computerka , waxaan idinka codsanaynaa in aad ku soo kordhisaan mowduucyadan ( site build, computer maintanance, iyo programyada kale sida (visual basic etc ..) |
| 2004.04.10 cabdala yuusuf samatar Somalia | walaal marka hore waad salaamantihiin salaan kadib ania waxaan ahay nin ardayah oo ka dhigto school sacandary ee gobolka puntland |
| 2004.04.07 Ahmed odowaa abdi Somalia | walaal waa mahad san tihiin sida wanaagsan ee aaad u diyaariseen website kan sharafta leh |
| 2004.03.04 liibaan axmed c/lahi Somalia | walaalayaala ugu horeyntii waxaan halkaan ka salaamayaa bad soo diyaarisay barnaamijkakan walaalayaal taas aad baad ugu mahadsantihiin runtiina tani waxay an facaysaa dhalinyarada danaynaysan wax barashada computerka ee soo maaliyeed sida aniga oo kale waayo waxaan dhigtaa jaamacada bariga africa ee magaalada bosaso kuliyada kunbuyuutar sayniska waxan ilaahay idiinka rajeynayaa kheyr anaga inuu nagu anfaco |
| 2004.01.07 Liibaan Yaraani Somalia | walal wad ku mahadsan tihiin uruurinta aad u soo uruuriseen dadka daneeya wax barashada ilaah khayr ha idinka siiyo anaguna ilaah ha inagu an faco |
| 2003.06.29 Cabdimaalik Jaamac Gaadayare Somalia | Aad iyo aad baan ugu mahadsantihiin Qoraal sida fiican loo soo diyaariyey ee Aad ugu tala gasheen in dadka ku hadla Luqada Soomaaliga ay sideeda fiican uga faaidaystaan, waxaan u rajaynayaa macallimiintii soodiyaarisay qoraalkaan khayr badan iyo wanaag |
| 2003.04.29 abdi rahman cadaani [cadaani44@hotmail.com Kenya | walaalayaal, runtii waa shey qiima badan oo faa,iido uleh bulshada soomaaliyeed,waxaaan allaah ka rajeyneynaa inuu sadaqa jaariya idiinka dhigo w/calaykum |
| 2003.03.21 hacker United Kingdom | s/c/wwbr jizakalaahu khair waxaan idin weeydiina ma jiraan cashiro programming lang ku saabsan sida c ama java fadlan iisoo gudbi meesha aan ka heli karo somalitalk waa waxyar weliba very basic |
| 2003.03.09 omar yare Netherlands | aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin sida somali nimada aad walaalihiin u caawineeysaan ilaah ajir ha idnka siiyo |
| 2003.02.26 Said Muuse ( Atto Gooshe) Kenya | Waxaan aad ugu hambalyeynayaa ragii isku soo duwan barnaamijkaan oo u arkay inuu qiimo aada u leeyahay somalida, waxaana hubaa inuu wax weyn taray dadkayaga ku dhexjira allaada computer ka. Markale ayaan idin leeyahay hambalyo |
| 2002.10.27 axmed xiis sh cumar Kenya | waxaan hanbalyo u soo gudbinayaa dhamaan dad kii isku dayeey iney sameeyaan habkan aadka u fudud |
| 2002.09.12 abdiwahid Qatar | marka hore waad salaamantihiin salaan kadib waxaan aad ugu mahad celinayaa maamulka Somali Software iyo dadkii soo sameeyay barnaamijkaan aad iyo aadka u qiimaha badan anagana waxaan illaah katugaa in aan noqono kuwii ka faaideesta marlabaad mahadsanidin Somali Software and it's people |
| 2002.09.10 D.Mohamed United Kingdom | wcs wr wb. Walaalayaal aad ayaad u mahad santihiin dadaalka aad noosuubisayn.Illaahayna ha idinka abaal mariyo |
| 2002.08.31 bashka Kenya | as/ca walaalayaal waad ku mahadsantihiin shaqada aad noo qabateen |
| 2002.06.25 Abdulkarim Sh. Mohamud United States | Assalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu. Salaan ka dib waxaa mahad iska leh allaha idinku hanuuniyay in aad aqoontiina uga faa'iideysaan walaalahiin soomaaliyeed, & allahii idinu abuuray soomaali jaceelnimo ilaaheyna ajar ha idinka siiyo wanaagaad soomaalida uqabateen meeshiina ka sii wada ilaaheyna ha idinla garab galo. Wabillaahi Towfiiq. |
| 2002.03.19 adam a. hussein United States | asalaamu calaykum, walaalayaal,Aad ayaad oogu mahadsantiin, casharkaan iyo sida, Hagar la,aanta ah ee aad inoogu soo- diyaariseen, thank you |
| 2002.02.05 Dhaqane aden nur Netherlands | asalaama calaykum walaalayaa waad ku mahad santihiin dadaalka ay u samayseen walaalihiina soomaaliyeed marka alaha idinfudeeyo anagana ilaahay hanag dhigo kuwa sameeya sidii noo kale |
| 2002.01.09 axmed yusuf axmed cosoble Netherlands | asalaamu caleeyku dhamaan waxaa u mahad celinayaa dadka qorey ka faaiideey siga kunbiyuutarka waxaana lee yahay ku dara waxaa ku dari kartiin oo u faaiideeya walaalihii soomaaliyeed ilaaheeyna haidinka ajirsiiyo asalaamu caleeykum |
| 2001.11.16 Omar Mohamed Omar (Omar Anyeelo) Netherlands | Waxaad qabataan howl aad u muhiimsan ee ilaahey ha idnika abaalmariyo isla markaasna waxaan idin leeyahaya Ramadan kariim, Wabilahi Towfiiq Wassalamu Calaykoum |
| 2001.05.28 shaacir,shariif,sheekh Netherlands | walaal,aadbaad,ugu,mahadsantahay.casharkaan,aadbaana,ugu,faaidaysanay ilaahey khayr hasiiyo walaal jeclaanlahaay inaad noodhamaystirtid casharkaan jissaakalasahukheyraa rotterdam,nl |
Fadlan halkaan ku qor fikraddaada