Sixitaanka iyo Horumarinta Program-yadda

Halkaan waxaad ka heli kartaa wixii sixitaan iyo horumarin ah ee lagu sameeyay program-yada kala duwan ee Somali Software. Sidaas darteed la soco oo ka war hay wixii isbeddel ama cillad ah ee meeshaan lugu soo qoro. Haddii aad hayso wax cillad ah oo aad program-yada kala kulan tahay fadlan noo soo gudbi si aan wax uga qabanno.

Wax cillad ah oo hadda la soo sheegay ma jiraan laakiin u soo booqo boggaan si joogto ah.