Su'aalo iyo Jawaabo
Halkaan waxaad ka heli kartaa su'aalo iyo jawaabo ku saabsan program-yada Somali Software iyo guud ahaan
aqoonta kumbiyuutarka, su'aalahaas oo ay na soo weydiiyeen martida soo booqata bogga Somali Software.
Haddaba si aad u akhriso su'aalaha iyo jawaabahooda, hoos ka dooro mawduuca aad rabto.
Cudurdaar:
Su'aalaha nala soo weydiiyo oo fara badan iyo wakhtiga oo ciriiri nagu ah dartood ayaa waxay keeneen in aan
haleeli weyno in su'aalaha aan ka wada jawaabno iyo in qaarkood aan jawaabtooda la daahno. Haddaba waxaan
martida sharafta leh ka codsanaynaa in ay raalli naga ahaadaan noona cudurdaaraan. Si aan arrintaas xal ugu
helno waxaa nala qummanaatay inaan joojinno su'aalaha cusub, si wixii wakhti ah ee aan heli karno aan isugu
geyno ka jawaabidda su'aalaha noo yaalla. Waxaan hadduu rabbi idmo isku dayaynaa in aanba la daahnee aan
su'aalaha ka wada jawaabno.
Mawduucyada su'aalaha
Isugeyn: 93 su'aalood