| Su'aal: ASALAMA CALEYKUM WAR. WAB. Marka hore waad ku mahadsan tihiin dadaalka balaaran ee muujiseen, idinkoo aad u mashquulsan yacni shaqo maalmeedkiina iyo caruuta oo howl kale ah.waxaan rabay inaad ii sheegtaan halka aan ka helayo banaamijka caruurta ee diyaariseen . mahadsanidiin Jawaab: As-salaamu calaykum, Salaan ka dib walaal barnaamijyada carruurta weli diyaar ma aha oo waxay isugu jiraan qaar qabyo ah iyo qaar kale oo noo qorshaysan laakiin aynaan weli howshooda billaabin. Marka ay diyaar noqdaan waxaad hadduu rabi idmo akhbaartooda ka heli doontaa bogga Somali Software annagoo ku soo dari doonna barnaamijyada download-ka lagu samayn karo. Waad Mahadsan tahay Somali Software |