Ku soo dhawaada Buugga Martida ee Somali Software
Halkaan waxaad ka akhrisan kartaa fikaradaha dadka Somali Software soo booqda ay ka dhiibteen shirkadda iyo hawlaha ay waddo.
Waxaa kale oo aad halkaan ku soo gudbin kartaa waxa ay adiga kula tahay iyo sida aad u aragto bogga Somali Software iyo
macluumaadka lagu soo bandhigo. Fadlan xusuusnow in aad fikraddaada ku koobto mawduuca boggaan loogu tala galay oo ah
fikradaha ku saabasan bogga Somali Software iyo macluumaadka lagu soo bandhigo.

Taabo halkaan si aad fikraddaada u dhiibato

Waxaan martida sharafta leh uga cudur daaranaynaa in aan joojinay fikradaha cusub waayo waxaa nagu
batay qashin iyo xayaysiin aad noogu soo noqnoqday!

Fikradaha sanadka 2009SomaliSoftware.comKorFikradaha sanadka 2011