Qiimaha Program-ka Humbaale

Qiimaha program-ka Humbaale wuxuu u qaybsan yahay laba nooc oo kala ah Jumlo iyo Tafaariiq.

  1. Tafaariiq ahaan qiimaha program-ku xabbaddii waa $110 (boqol iyo toban US dollars) oo ay
    boostada iyo wixii kaloo kharash ahba ku jiraan. Waxaana markaa loo isticmaali karaa
    hal kumbiyuutar oo kaliya
  2. Jumlo ahaan qiimaha program-ku wuxuu noqonyaa sidan hoose:

    Tirada Qiimaha Xabbaddii Discount
    5 - 10 $107.00 3%
    11 - 20 $103.00 6%
    21 - 30 $100.00 9%
    31 - 40 $97.00 12%
    41 - 50 $93.50 15%
    51 - 60 $90.00 18%
    61 - 70 $87.00 21%
    71 - 80 $84.00 24%
    81 - 90 $80.00 27%
    91 - 100 $77.00 30%
    100+ Heshiis gaar ah Heshiis gaar ah

Waxaan rajeynaynaa inaan halkaan ku soo gudbinnay wixii akhbaar ah ee ku saabsan programka Humbaale.
Haddiise aad tabayso akhbaar intaas sii dhaafsan amaba aad rabto inaad program-ka dalbato, fadlan
nagala soo xiriir
Halkaan