Somali Software - Caawimaad (Support)

Somali Software waxay kuu ballan qaadaysaa inay kaa caawiso wixii dhibaato ah ee quseeya program-yada ay shirkaddu soo saarto. Cawimaaddaas oo lacag la'aan ah wakhti kasta ayaad soo dalban kartaa waxaadna ku heli kartaa saddex nooc oo kala ah sidan hoose:

Telefon E-Mail Booqasho
Waxaad soo wici kartaa telefoonada hoos ku qoran.

+468 760 06 13
+46 (8) 524 925 36
Waxaad wixii su,aal ah ama aad rabto in lagaa caawiyo ku soo dir Halkaan. Haddii aad daggan tahay magaalada Stockholm waxaa suurto gal ah in laguu yimaado oo wixii dhib ah oo jira si toos ah laguula xaliyo.